Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Ciise

Caweyska

Caweyska

Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan qeybtii u danbeysay ee wareysi uu barnaamijka siiyay hal-abuure Maxamed Ciise oo ka sheekeynaya heesihiisa. Waxaa soo saaray soona jeedinaysa Caasha Ibraahim Aaden (Caasha Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington