Sidee ayay u dhacday maxkamadeyntii Donald Trump? 

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii kasoo hor muuqday garsoore federaali magaalada Miami ee gobolka Florida.

Trump ayaa lagu soo oogay 37 dacwadood oo ay ka mid ahaayeen inuu si sharci darro ah u heystay tobabbaan dukumiintiyo sir amniga qaranka ah kadib markii uu ka tagay Aqalka Cad.

Haddaba, sida ay u dhacday dacwaddaasi iyo inuu madaxweynuhu xaq u lahaa haysashada documentiyadaasi ayay Caasho Ibrahim Aden ka wareysatay C/qafaar Cabdi Wardheere oo ku taqasusay xiriirka caalamiga ah oo ku sugan gobolka Virginia.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamadeyntii Donald Trump.