Qarax maanta lala beegsaday guriga guddoomiye ku xigeenka degmada Dhaarkiinley ee Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay wiil 14 jir ah oo ay daris ahaayeen guddoomiye ku xigeenka.
Ma jirto cid kale oo wax ku noqotay weerarkaasi.
Liibaan Cali Maxamed Nuur oo abti u ah wiilka dhintay oo jooga magaalada Guttenberg ee dalka Sweden ayaa Caasha Ibrahim Aden 'Caashacuud" u faah-faahiyay sida uu u dhacay qaraxaasi.
Your browser doesn’t support HTML5