New York —
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggamainayo ayaa maalmahan ku sugan magaalada New York, isagoo ka qeybgalaya shirka Golaha Guud ee QM ee sannadkan.
Haddaba weriyaha VOA Caasha Ibraahim Aden ayaa magalaada New Yorkd wareysi gaar ah kula yeelatay Ra’iisal Wasaare Xamza, waxayna ugu horreyn weydiisay waxa u suuro-galay illaa intii uu yimid magaalada New York.
Your browser doesn’t support HTML5