Cabdillaahi Axmed Caddow oo ahaa safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Maraykanka ayaa ku baaqay wadahadal dhexmara DKMG iyo al-Shabab
iin ka badan 30 darawal oo Soomaali ah ayaa shaqooyinkoodii ku waayay, dukashada salaadaha xilliyada shaqada
Madaxweeyne Shariiif Sheikh Axmed ayaa ku amaanay burundi doorka ay kaga jirto howlgalka Amisom
Barnaamijka Waxa maanta marti ku ah Cali Ciise Cabdi oo madax ka ah Xarun cilmi-baarineed ee ku taalla magaalada Addis Ababa, Ethiopia
Dadka dhintay kasokow, waxa qaraxii maanta ku dhaawacmay tiro aad u badan oo arday, dadweyne, iyo shaqaale DKMG ee Somalia ka tirsan
Labo dhakhtar oo ka howlgala cisbitaalada Benaadir iyo Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa ka waramaya dhimashada iyo dhaawaca ay arkeen
Qaraxan oo ah kii labaad ee noociisa ah oo ururka Al-Shabab oo isagu sheegtay uu u geystay goob arday joogtay, sidee buu u saameynayaa?
Golaha Amniga ayaa kordhiyay wakhtiga AMISOM ilaa sannadka danbe. Goluhu wuxu Midowga Afrika ugu baaqay inay kordhiyaan ciidamada AMISOM
Georgei Kapchits oo katirsan idaacadda Codka Ruushka ayaa falanqeynaya qorshaha uu Putin ku doonayo inuu mar kale noqdo madaxweyne
Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay qaabka dib u heshiisiin looga hirgalin karo Somalia.
DKMG ayaa siidaysay 3 shaqaalaha gar-gaarka oo Turkish ah kuwasoo la xiray kaddib markii ay gar-gaar geeyeen goobaha al-Shabab ka talis
5 qof ayaa dhintay 3-kalena way dhaawacmeen kaddib markii askari ka tirsan DKMG uu rasaas ku furay dad raashin loo qeybinyay Muqdisho.
Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa 30 daqiiqo oo dheeraad ah ku dartay wakhtiga idaacadda fiidnimo ee maalmaha Isniinta ilaa Jimcaha.
Hoggaamiyaha Al-Shabaab, Axmed Godane ayaa fariin cod oo uu soo diray ku sheegay in dagaalka ay ku jiraan DKMG uu galay waji cusub
Saraakiil ku sugan Muqdisho ayaa VOA u sheegay in mid ka mid ah diyaaradaha iskood is-wada ay jimcihii Muqdisho ku burburtay
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA u sheegay in Turkigu ilaa iyo hadda 5300 ton oo Somalia geeyey
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Bashiir Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Xerada Qaxootiga ee Dhagaxley
Afhayeenka AMISOM, Major Paddy Ankunda ayaa sheegay in bixista al-Shabaab ee Muqdisho ay muujinayso in dagaalka looga adkaaday Shabaab.
Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay fulinayso mashruuc ay ku kacayso lacag dhan 10 bilyan oo Shilinka Kenya ah oo loogu talagalay abaaraha
War-murtiyeedka shirkii ICG Kampala ayaan wali la isku afgaran. Wasiirka Warfaafinta C/kariin Jamac ayaa sheegay inay wadatashiyo socdan
Kuwo kale