Minneapolis waxaa ka dhacay shir ay ka qeybgaleen dhalinyarada muslimiiinta Minnesota waxaana looga hadlay bad-baadinta dhalinta
Barnaamijka Toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay ismari-waaga siyaasadeed ee qeybaha kala duwan ee siyaasadda DKMG ah ee Somalia
Booliiska Kenya ayaa qabtay dad ay ka mid yihiin kuwa u dhashay Yemen iyo Syria, iyaga oo la sheegay in ciidamo u qorayeen Alshabab
Waa qeybta koowaad ee barnaamijyo taxane ah. Qeybtanina waxay ku saabsan doorka qurbo-joogta ee Fanka Soomaalida
Waa qeybtii Shanaad ee barnaamijyo taxane ah. Qeybtana waxay ka hadlaysaa kaalinta qurbo-joogtu ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya.
Waa qeybtii Afraad ee barnaamijyo taxana ah. Qeybtana waxay ka hadlaysaa isbeddelka waxbarashada iyo doorka qurbo-joogtu ku leeyihiin
Waa qeybtii saddexaad ee barnaamijyada taxanaha ah. Qeybtana waxay ka hadlaysaa kaalinta qurba-joogtu ka qaadato warbaahinta Soomaalida
Waa Qeybta labaad ee barnaamijyo taxane ah. Qeybtan waxay ka hadlaysaa saameynta qurbo-joogta ee ganacsiga Somalia
Madaxweynihi hore C/laahi Yusuf Axmed ayaa canbaareeyey shirka Nairobi, isagoo taageeray go'aanka DKMG ay ku diiday shirka Nairobi.
Faaqidaadda toddobaadkani waxay ku saabsan tahay shirka "Wada-tashiga Soomaalida" ee Talaadada iyo Arbacada ka dhacaya Nairobi, Kenya
Madaxweynihii hore ee Somalia, C/qaasim Salaad ayaa ka horyimid shirka Nairobi, isagoo madaxda DKM ugu baaqay inay xaliyaan khilaafkooda
Djibouti ayaa sheegtay in shirka uu ku baaqay Augustine Mahiga ee ka dhacaya Nairobi uu carqaladeynayo hannaanka Dowladnimada Somalia
R/W Max'ed Farmaajo oo haatan ku sugan Abu Dhabi ayaa ka hadlay safarkiisii Maraykanka, xilliga kala guurka iyo dagaallada Muqdisho.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay muranka ka dhasay mudada baarlamaakanka KMG ah ee la kordhiyey
R/W Somalia, Max'ed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in ciidamada DKMG ay qabsadeen goobo muhiim ah dagaalkana ay sii wadi doonaan.
Barnaamijka Makrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Abwaan Saciid Saalax Axmed oo ka hadlaya waxbarashada Somaalida Maraykanka
Axmed Maxamed Aadam (Dalbac) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidanka Somaliland ayaa maanta sheegay inuu ka baxay ciidanka Somaliland
Golaha Wasiirrada KMG ee Somalia ayaa sheegay in muddo kordhinta baarlamaanka Somalia ay u taallo shacabka Soomaaliyeed
Cawayka Washington ee toddobaadkan qodobada ku jira wareysiyo aan la yeelanay weriye Max'ed Caddow, Abwaan Cali Guure iyo Rooda Maash
Ugu yaraan afar qof ayay ciidamada booliska iyo kuwa sirdoonka Somaliland ay ku qabqabteen magaalada Burco ee gobolka Togdheer.
Kuwo kale