Cawayska Washington qodobada toddobaadkan waxaa ka mid ah riyaawadda cusub ee lagu magacaabo Utun Raagtay iyo Umul Jaceyl
Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu ku saabsan yahay saadaal laga bixinayo isbeddellada la filayo inay ka dhacaan Soomaaliya 2011-ka.
Ambassador Donald Yamamoto ayaa sheegay in Maraykanku wadatashiyo la samaynayo qabiilada Somalia si xal loogu helo dhibaatada Somalia.
Mark Bowden, xiriiriyaha gar-gaarka bini'aadanimo ee Somalia ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay cunto yari soo foodsaarta Somalia.
Barnaamijka Faaqidaadda waxaa marti ku ah ra'iisul-wasaareyaal hore, Prof Galeyr, Nuur Cadde iyo Xassan Abshir oo talo siinaya Farmaajo.
Barnaamijka waxaa toddobaadkan marti ku ah safiirka Somalia ee Qaramada Midoobay Ambassador Cilmi Axmed Ducaale.
Madaxweyne Sharif Sheekh Axmed oo ka qeyb galaya fadhiga guud ee QM ayaa VOA u sheegay inuu dhawaan Ra'iisal Wasaare cusub magacaabayo
Kulan gaar ah oo uu soo agaasimay XGQM Ban-Ki-moon loogana hadlay Somalia ayaa ka dhacay New York. Kulankan ayaa laga soo saaray baaqyo
Madaxweynaha cusub ee dowlad-deegaameedka Somalida-Ethiopia Cabdi Max'ud Cumar ayaa VOA siiyay wareysi khaas ah kadib markii la doortay.
C/casiis Muuse Maaxaay, Madaxa ururka Daryeelka Caafimadka Somalida-Maraykanka ayaa sheegay in Deeq daawooyin ah ay gaarsiiyen Muqdisho.
Waxaad Ku maqli doontaan maansadii abwaan Mustafe SH Cilmi ee waxwalba dilla
Xasan Daahir Aways, Hoggaamiyaha kooxda Xisbul-Islam ayaa sheegay in qaraxyadii Hotel Muna ay qeyb ka yihin dagaalka ay kula jiraan DKGM
Barnaamijkan Faaqidaadda Toddobaadka, waxaan ku falanqeynaynaa fikradaha kala duwan ee laga bixinayo Maamul-gobolleedka cusub ee Hiiraan
Cabdifataah Sheekh, Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga ee Somalida Ethiopia ayaa sheegay in heshiisku faa'iido u yahay Somalida Ethiopia
Dowladda Djibouti ayaa sheegtay inay Somali u dirayso khubarro ciidan oo tababar siiya ciidamada dowladda KMG ee Somalia.
Barnaamijku wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay ciidamada ka socda Afrika ee loo dirayo Somalia. Maxay ciidamadani soo kordhin karaan?
Waa barnaamij gaar ah oo ka hadlaya marxaladihii siyaasadeed ee dalka Somalia soo maray tan iyo waqtigii uu xornimada qaatay 1960-kii
Waa qeybtii labo iyo tobnaad ee Dhaqanka iyo Hiddaha. toddobaadkan waa suugaantii la tiriyay xilligii gobanimadoonka qeybteedii 3-aad
Kooxda LA Lakers ayaa ku guulaysatay koobka ciyaaraha NBA ee dalka Maraykanka kadib markii ay 83-79 kaga badisay Boston Celtics.
Wargeyska The New York Time ayaa sheegay in xukuumadda Somalia ay caruur u adeegsato dagaalka ay kula jirto kooxaha mucaaradka ah
Kuwo kale