Qoysas badan oo ku nool xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ayaa la kufaa kaca korinta caruurtooda. Badi qoysaska xeryaha ayay noloshoodu ku tiirsan tahay garaamaadka ay ka helaan hay’adda UNHCR ee gacanta ku haysta xereda.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Muumino Cabdi Caynab oo labaatankii sano e la soo dhaafay dagganeyd dalka Australiya.
Barnaamijka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadanayaa maamulka Puntland oo 12-kii January sheegay in bisha February 11-keeda la qisaasi doono saddex nin oo kufsi iyo dil u geystay Caaisha Ilyaas Aaden oo ahayd gabar 12 jir ah oo ku nooleyd magaalada Gaalkacyo
Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay fatahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Agaasimaha cusub ee hay’adda lacagta adduunka IMF Kristalina Georgieva ayaa shalay sheegtay inay taageersan tahay in daymaha laga khafiifiyo Soomaaliya.
Madxafka Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee magaalada Minesota oo hadda lix sano jirsaday ayaa ah madxaf laysugu keenay agabka ay soomaalidu hiddadaha iyo dhaqanka u leedahay.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay hooyooyika qurba joogta ah ee ku shaqeysta Uberka.
Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda ayaa soo bandhigay talo soo jeedin ku aadan hanaanka ugu habboon ee loo mari karo doorasho ka dhacda dalka sanadkan 2020 hadii la waayo hanaan qof iyo cod ah
Tarntan quraan aqris ah oo ay soo qaban qaabiyeen culimo iyo waxgarad u badan Soomali oo ku nool magaalada Mineaplis ee gobolka Minesota ayaa xalay lagu qabtay magaalad minaplis. Tartankan ayaa waxaa ka qayb galay arday u badan Soomaali oo kala timid gobolka Maraykanka.
Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha. Waxaa idiin soo jeedinaya Caasho Ibrhaim Aden iyo Ibrahim Xasan Dandurey
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay "Sheeko iyo Shaah" oo ah kulan ay dumar Soomaali ah oo deggan magaalada Seattle ee gobolka Washington isugu yimaadaan si ay u wada casariyeystaan
Saadkii 2017-ka ayaa dhowr maalmood oo ka mid ah, ay qaar ka mid ah hay’adaha dowladda federaalka ah ee dalka Maraykanka waxa ay Il gaar ah saareen dadka ka safraya dhowr garoomo diyaaradeed oo ku yaala dalkan Maraykanka.
Barnaamika Haweenka iyo qoyska ee toddobaadka waxaan ku soo qaadaneynaa wareysi ku saabsan dareenka hooyo maraykan ah oo carruur u dhashay wiil Soomaaliyeed oo dhowr bilood ka hor laga musaafiryay dalka Maraykanka.
Barnaamijka haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay buug uu dhowaan soo saaray urur lagu magacaabo SWJ oo ah urur ay sameysteen qaar ka mid gabdho saxafiyiin ah oo ka howlgala koofurta, bartamaha iyo degaanada Puntland.
Batnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahaya faa'iidooyinka naasnuujinta
Bishii Febraayo ee sanadkan 2018-ka ayuu maamulka Somaliland ku dhowaaqay inuu joojiyay gudniinka gabadhaha, islamarkaana sharciga lala tiigsado cid kasta oo gudda gabdhaha si aan waafaqsaneyn shareecada islaamka
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa ku maqli doontaan qaybtii 3-aad uguna dambeysa ee Fanaanka Da'ud Xanfar.
Gallinkii dambe ee shalay ayaa degaanada Sagle iyo Dalandoolle oo ku yaala xuduuda gobolada Bay iyo Bakool waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda oo ragabsanaya kuwa AMISOM iyo kooxda al-shabaab.
Barnaamij faneedkan gaarka ah waa mid madadaalo ah oo aan ugu talogalnay in aan idinkula damaashaadno munaasabadda Ciiddul Fitriga, waxaana aad kaga bogan doontaan heeso kala duwan.
Kuwo kale