Ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadna qodobbo xiiso badan ay ku jiraan. Waxa la diyaar ah Caasho Ibraahim Aaden (Cuud).
Barnaamijka Caweyska waxaad kaga boggan doontaan sheekooyin xiisa leh iyo heeso.
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa ku maqli doontaan qaybtii 3-aad uguna dambeysa ee Fanaanka Da'ud Xanfar.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qubanayaal kala duwan
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal xiiso leh, waxaana qeybta dambe marti ku ah fanaanada Xaawo Deggan
Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington oo xiiso gaar ah leh toddobaadkan. Waxaa idin la socodsiinaysa Caasho Ibraahim Aadan.
Kusoo dhawaada saaxibayaal barnaamijkeena Caweyska Washington oo aad laanta Afka Soomaaliga ee VOA ka dhageystaan, habeen walba oo ay Axad soo galeyso.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxa ka mid ah gabadh uu dhalay Madaxweynaha Maraykanka oo shaqo tagtey, iyo waliba xubintii fanaanka oo uu marti ku yahay Faarax Siidow Faarax
Kuwo kale