Barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkan.
Barnaamijka Martida waxaa caawa aan uga hadleynaa saraakiishii ka soo goosatay al-shabab ee dowladda ku soo biiray. Waxaa marti ku ah taliye ku xigeenkii hore ee hey’adda Nabad Suggidda Qaranka Cabdisalam Yuusuf Guuleed
Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhageysan doontaan qodobbo xiisa leh iyo wareysi fanka Fanaan Cabdi Hani
Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhageysataan qodobo suugaan iyo maaweelo isugu jira oo xiisa badan.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo ay ka mid yihiin nin 40 jir oo la hadda uun la guday, iyo martida barnaamijka Abwaan Sidiiq M. Burmad
Barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkan
Waxaa caawa ku maqli doontaan barmaajka Caweyska Washington qodobo ay ka mid yhiin, Wax iska bedel ku yimid dhaqanka gabdho bixinta meelaha qaarkood, heeso iyo qodobo kale.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa xubno xiiso badan oo iskugu jira sheekooyin iyo suugaan
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qeybo kala duwan oo xiiso leh, kuwaas oo ka hadlaya Ramadaanta iyo wixii kala qabsaday qaar ka mid ah dadka soo soomay.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa arrimo warbaahinta bulshada la xiriira, waxaana ku jira qodob aannu siinnay magaca "Kacaankii Kameradda"
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qoddobo xiiso badan oo ka mid yihiin hinaasaha ama maseerka, iyo afafka qalaad ee afka Soomaaliga lagu dhafo
Kuwo kale