Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qodob xiiso leh oo ka hadlaya bulsho aan guursan, madax xiiran, labo qeyna huwada iyo qeybtii "Hal-abuurka iyo Fanaanka"
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qodobo ay ku jiraan dhaqamada dalka Malaysia iyo qodobkii "Hal-abuurka iyo Heesaaga"
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qoddobo ay ku jiraan xubintii "Hal-abuurka iyo Heesaaga" oo uu marti ku yahay Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Ceydiid (Jeylaani)
Ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington. Waxa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Ku soo dhawada dhageystayaal barnaamijka Caweyska Washington. Waxa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal kala duwan oo uu ka mid yahay tartan loo sameeyey quruxda geela oo dalka Sacuudi Carabiya lagu qabtay, iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa wareysi gaar ah oo VOA ay la yeelatay dhowr sano ka hor ay la yeelatay Alle ha u naxariistee Khadija Cabdillaahi Daleys, iyada oo sidoo kale aan ku maqli doontaan qoddobo kale oo aaladda xiriirka bulshada ee Instagram uu ka mid yahay
Barnaamijka Caweyska ee todobaadkan waxaa soo jeedinaya Sahra Ciidle Nur iyo Sahra Cabdi Axmed.
Dhagaystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington. Waxa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qayb kale oo ka mid ah waraysiga fanaanka Iskalaaji iyo qodobo kale oo xiiso leh.
Qodobo kale duwan oo xiiso leh ayaan idiinku haynaa barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkiiba aad mar dhageysataan.
Kuwo kale