Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan sheeko xiiso leh oo ka dhacday dalka Masar oo dhinaca guurka la xiriirta iyo hubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo maanta marti ku yahay fanaanka Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole)
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qubanayaal ay ku jiraan gabay jacbur ah iyo xubintii "Hal-abuurka iyo Heesaaga"
Barnaamijka Caweyska Washington, waxaa isku soo duway soona jeedinaya Cabdixakim Maxamuud Shirwac.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan caadooyinka kala duwan ee dunida iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo ay maanta marti ku tahay Canab Ismaaciil Jaamac (Marwo)
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa soo jeedinaya Cabdixakim Maxmuud Shirwac.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo uu ka mid yahay "Hal-abuurka iyo Heesaaga" oo ah qeybtii u dambeysay ee wareysigii aan la yeelanay Abwaan Maxamed Muumin (Ababe)
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ka jiraan dalka Tanzania oo laga hirgaliyey goob lagu keydiyo xogta ragga xaasaska leh, si loogala socd iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo caawana uu marti ku yahay abwaan Maxamed Muumin (Ababe).
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ka jiraan arooska miyiga iyo hal-xiraalayaasha la isku weydiiyo, iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo caawana uu marti ku yahay abwaan Maxamed Muumin (Ababe)
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qodobo ay ka mid yihiin xubintii "Heesaaga iyo Hal-abuurka" iyo qoddobo kale.
Ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington. Waxa soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.
Kuwo kale