WASHINGTON D.C. — Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh, waxaana ka mid ah: Baarlamaanka Yurub oo fadhi ka yeeshay magaca loogu yeerayo cuntu fudud!
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh oo ay ka mid tahay sida ay baraha bulshadu dadka u badbaadin karaan haddii dhanka wanaagsan loo adeegsado.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh oo ay ku jirto xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga. Toddobaadkan waxaa noo marti ah fanaanadda Caraweello oo aan idiin soo gudbin doonno qeybtii 1-aad ee wareysi ay siisay Barnaamijka Caweyska Washington.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan diyaarad si degdeg ah loo fadhiisiyay ka dib markii rabaakii saarnaa qaar ay dagaallameen iyadoo hawada ku jirta.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan Magaalo nin dhintay maayar ama duq magaalo u dooratay. Waxaad kale oo aad maqli doontaa xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo aad dhagaysan doontaan qeyb kale oo wareysi aan la yeelanay fannaanadda Nimca Maxamed Cabdi
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan maaskaro qiimeheedu gaarayo ilaa 1.5 milyan oo doolar. Waxaad kale oo aad maqli doontaa xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo ay toddobaadkan marti noogu tahay fannaanadda Nimca Maxamed Cabdi (Nimca Deggan).
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodob ku saabsan dal dhan oo looga barood-diiqay geerida xabbad kalluun ah.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo ay ka mid tahay xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga, iyo kaalmihii heesaha.
Xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga waxaa marti ku ah Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar oo ah hal abuure ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waana qeybtii 2aad ee wareysiga Abwaan Cabdiqani uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington.
Kuwo kale