Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan maaskaro qiimeheedu gaarayo ilaa 1.5 milyan oo doolar. Waxaad kale oo aad maqli doontaa xubinta Hal-abuurka iyo Heesaaga oo ay toddobaadkan marti noogu tahay fannaanadda Nimca Maxamed Cabdi (Nimca Deggan).
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodob ku saabsan dal dhan oo looga barood-diiqay geerida xabbad kalluun ah.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo ay ka mid tahay xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga, iyo kaalmihii heesaha.
Xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga waxaa marti ku ah Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar oo ah hal abuure ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waana qeybtii 2aad ee wareysiga Abwaan Cabdiqani uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay dad kumanaan kun oo dollar meyray si ay uga fogaadaan xanuunka Coronavirus.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu toddobaadkanna marti ku yahay Aadan Geesaale Aare oo loo yaqaan Aadan Gaab oo ah Fannaan, hal-abuure iyo laxamiiste.
Kuwo kale