Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, soona noqday Madaxweynaha Puntland.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid qeybtii labaad ee wareysi ay barnaamijka Caweyska Washington siisay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale oo ka hadlaysa sheekooyin xiisa leh.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi ay barnaamijka Caweyska Washington siisay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo ka hadlaysa sheekooyin xiisa leh.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Inj. Faysal Cali Waraabe
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa marti u ah Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aaden (Taliye Shub) oo ka sheekeynaya jacaylka, xilliga uu qofka ku dhaco, inuu isaga waligii jacayl ku dhacay iyo in kale, iyo sidoo kale fanaanka uu ugu jecel yahay heesihiisa.
WASHINGTON — Dhageysteyaal kusoo dhowaada Barnaamijkii Caaweyska Washington waxaa inoo soo diyaarisay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.
Kuwo kale