WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa. Barnaamijka waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aaden.
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo naaga sheekeynaya heesaha loogu soo halqabsaday jacaylkii Cilmi-boodhari iyo Hodan, farqiga u dhexeeya haasaawaha jiilka maanta iyo kii hore, iyo sheekooyin kale oo aad u xiiso badan.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington, waxaadna ku maqli doontaan sheeko qosol leh oo ku saabsan dhaqammada isdiidan ee Soomaalida qurbaha iyo kuwa gudaha ku nool. Sidoo kale waxaan idiin haynaa wareysi Abwaan Baashe Xuseen Maxamuud.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaadna ku maqli doontaan qeybta labaad ee wareysi uu Barnaamijka siiyay Cabdulqaadir Xuseen Mayow (Buunis).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan waxaa marti ku ah Al-Fannaan Cabdi Baadil Ibraahim. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan oo aad ku maqli doontaan qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka Caweyska oo ka hadlaya waxa ay la yaabeen intii ay adeegsanayeen Facebook.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaana marti ku ah fanaanka Xuseen Axmed Suudaani oo ka sheekeynayanwaxyaabixii uu la yaabay ee uu ku arkay dalka Indonesia oo uu muddo ku noolaa.
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan oo aad ku maqli doontaan qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka Caweyska oo ka hadlaya waxa ay la yaabeen intii ay socotay bisha barakeysan Ramadan.
Kuwo kale