WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka mid ah wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) la yeelatay hal-abuure Cabdixamiid Xasssan (Cabdixamiid Celcelis).
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Cadar Axmed Kaahin oo nala wadaageysa sheekooyin qosol leh oo ku saabsan Soomaalida qurbaha. Sheeko kale oo ku saabsan maalqabeen 26 jir ah iyo dhaqaalaha xad dhaafka ah ee uu ka sameeyo baraha bulshada ayaad iyana maqli doontaan.
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo qeybtan kaga sheekeynaya heesaha ay qaadday Allaha u naxariistee Xaliima Khaliif Cumar (Magool). Barnaamijka waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aaden.
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa. Barnaamijka waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aaden.
Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo naaga sheekeynaya heesaha loogu soo halqabsaday jacaylkii Cilmi-boodhari iyo Hodan, farqiga u dhexeeya haasaawaha jiilka maanta iyo kii hore, iyo sheekooyin kale oo aad u xiiso badan.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington, waxaadna ku maqli doontaan sheeko qosol leh oo ku saabsan dhaqammada isdiidan ee Soomaalida qurbaha iyo kuwa gudaha ku nool. Sidoo kale waxaan idiin haynaa wareysi Abwaan Baashe Xuseen Maxamuud.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaadna ku maqli doontaan qeybta labaad ee wareysi uu Barnaamijka siiyay Cabdulqaadir Xuseen Mayow (Buunis).
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan waxaa marti ku ah Al-Fannaan Cabdi Baadil Ibraahim. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
Kuwo kale