Haatanna ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno; Marxaladda kala guurka ah ee ay mareyso siyaasadda Soomaaliya
Waxaad ku soo dhawaataan Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno hanaanka doorashada soo socota ee Somaliya, tabashada mucaaradka iyo kalsoonida lagu qabi karo inay waqtigeeda ku dhacdo.
Barnaamijka Faaqidaadd ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan falanqey ku saabsan doorashada dhawaan la filayo inay ka dhacdo Somalia, waxaana soo jeedinaysa Seynab Abuukar Maxamed
Ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno hanaanka doorashada soo socota ee Somaliya iyo kalsoonida lagu qabi karo. Barnaamijka waxaa Magaalada Muqdisho noogu soo diyaariyay Wariyeheenna Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste
Barnaamijkii Faqidaadda ee todobaadkan waxaan ku eegaynaa doorashada dhawaan la filayo inay ka qabsoonto Somalia, waxaana magalada Muqdisho ku soo diyaariyay wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda maamulka HIrshabeelle, waxaana magaalada Beledweyne ku sii diyaariye wariyaha VOAda Xuseen Xasan Dhaqane
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakani waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan hay’adaha Qaramada Midoobay iyo maamulka Somaliland. Barnaamijka waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyay Khadar Maxamed Cakulle.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakani waxa uu ku saabsan yahay kaalinta dalalka Carabta ee doorashada Somalia oo dadka siyaasadda falanqeeyaa sheegaan in mar-marka qaarkood ay saameyn taban ku leedahay
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa doorsashada Baarlamaanka 2aad ee Dawlad-goboleedka Hirshabeelle
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay in Somalia ay ka dhici karto doorasho ka maran musuqmaasuq, waxaana magaalada Nairobi ku soo diyaariyey wariyaha VOAda Khadar Maxamuud Xareed
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan waxyaabaha la doonayo in madaxda Somalia iyo guddiyada doorashadu ay qabtaan ka hor doorashooyinka soo socda
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda Somalia iyo sida arrimaha badan oo dawladda horyaalla loo qaban karo muddada yar u hartay
Kuwo kale