Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkni waxa aan ku eegeynaa siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan waxyaabaha ay u fuli waayeen heshiisyada siyaasadeed
Barnaamijkii Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku eegeynaa xubnaha guddiga doorashada ee ay soo magacaabeen Puntland iyo Jubbaland iyo waxa ay ka bedeli karto khilaafkii soo jiitamayay ee sababay dib u dhaca doorashooyinka Soomaliya
Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka waxaan ku eegaynaa siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan, mudada hey’adaha dastuuriga ee Dowladda ee dhamaaday iyo waqtiga Madaxweynaha oo ay maalmo ka harsanyihiin.
Dhageystayaal barnaamijkii faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku lafa gureynaa go'aankii ay dhawaan dowladda Federalka Somalia ku dhawaaqday ee ahaa inay qabaneyso doorasho ay ka maqanyihiin Puntland iyo Jubbaland
Haatanna ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno Amaanka doorashooyinka lagu wado inay Soomaaliya ka qabsoomaan. Cabdicasiis Barrow ayaa Muqdisho ka soo diray
Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka siyaasadeed ee ka taagan doorashada Soomaaliya, xilli baarlamanka federaalka uu muddo xileedkii ka dhamaaday.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo maanta ka kooban laba qeybood, waxay qeybtan ku saabsan tahay xaaladihii ugu dambeeyay ee muranka muddada soo jiitamayay ee hareeray hanaanka qabashada doorashada Soomaaliya.
Barnaamijkii Faaqidaadda ee todobaadkan waxa aan ku lafa gureynaa khilaafka sii laba lixaadsanaya ee ka taagan doorashada dadban ee lagu wado inay Soomaaliya ka dhacdo.
Haatanna ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno; Marxaladda kala guurka ah ee ay mareyso siyaasadda Soomaaliya
Waxaad ku soo dhawaataan Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno hanaanka doorashada soo socota ee Somaliya, tabashada mucaaradka iyo kalsoonida lagu qabi karo inay waqtigeeda ku dhacdo.
Barnaamijka Faaqidaadd ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan falanqey ku saabsan doorashada dhawaan la filayo inay ka dhacdo Somalia, waxaana soo jeedinaysa Seynab Abuukar Maxamed
Kuwo kale