Barnaamijkii Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda cakiran ee Somalia, waxaa magaalada Muqdisho nooga soo diray weriyaheena Cabdulcasiis Barrow
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan oo ku saabsan siyaasadda Somalia waxaa magaalada Muqdisho nooga soo dirtay weriyaheena Saynab Abuukar.
Barnaamijkii Faaqidaadda ee todobaadkani waxaan ku eegeynaa cakirnaanta siyaasadda Somalia iyo xiisadaha ka dhashay ee ka oogan Muqdisho.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed ee Somalia, guul darooyinka madaxda, iyo sida looga gudbi karo
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkni waxa aan ku eegeynaa siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan waxyaabaha ay u fuli waayeen heshiisyada siyaasadeed
Barnaamijkii Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku eegeynaa xubnaha guddiga doorashada ee ay soo magacaabeen Puntland iyo Jubbaland iyo waxa ay ka bedeli karto khilaafkii soo jiitamayay ee sababay dib u dhaca doorashooyinka Soomaliya
Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka waxaan ku eegaynaa siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan, mudada hey’adaha dastuuriga ee Dowladda ee dhamaaday iyo waqtiga Madaxweynaha oo ay maalmo ka harsanyihiin.
Dhageystayaal barnaamijkii faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku lafa gureynaa go'aankii ay dhawaan dowladda Federalka Somalia ku dhawaaqday ee ahaa inay qabaneyso doorasho ay ka maqanyihiin Puntland iyo Jubbaland
Haatanna ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka oo aan ku lafa gureyno Amaanka doorashooyinka lagu wado inay Soomaaliya ka qabsoomaan. Cabdicasiis Barrow ayaa Muqdisho ka soo diray
Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka siyaasadeed ee ka taagan doorashada Soomaaliya, xilli baarlamanka federaalka uu muddo xileedkii ka dhamaaday.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo maanta ka kooban laba qeybood, waxay qeybtan ku saabsan tahay xaaladihii ugu dambeeyay ee muranka muddada soo jiitamayay ee hareeray hanaanka qabashada doorashada Soomaaliya.
Kuwo kale