Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Faaqidadda Toddobaadka oo maanta ku saabsan go'aankii Golaha Nabadda iyo Ammanka ee MIdowga Africa uu shalay ka soo saaray xaaladda siyaasadda Somalia. Barnaamijka waxaa Muqdisho ay ka soo dirtay weriyaheena Seynab Abukar
Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Faaqidadda Toddobaadka oo uu Muqdisho ka soo diray weriyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Faaqidadda Toddobaadka oo uu Muqdisho ka soo diray weriyaheena Xasan Kaafi Qoisyte. Dhageystayaal waxaa naga xasuusin ah in barnaamijka shalay la duubay.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda Somalia, waxaana soo jeedinaya wariyaha VOAda ee Magaalada Muqdisho, Cabdicasiis Barrow
Baarnaamijka Faaqidada Todobaadka oo maanta ku seebsan, Golaha Badbaadada Qaran ee ay ku dhawaaqeen madaxda maamul goboleedyada qaarkood, Guddooyimaha Aqalka Sare iyo midowga murashixiinta.
Dhagaystayaal haatanna kusoo dhowaada Barnaamijkii Faaqidaada Todobaadka. Waxaa magaalada Muqdisho kusoo diyaariyay, Xasan Kafi Qoyste.
Barnaamijkii Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda cakiran ee Somalia, waxaa magaalada Muqdisho nooga soo diray weriyaheena Cabdulcasiis Barrow
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan oo ku saabsan siyaasadda Somalia waxaa magaalada Muqdisho nooga soo dirtay weriyaheena Saynab Abuukar.
Barnaamijkii Faaqidaadda ee todobaadkani waxaan ku eegeynaa cakirnaanta siyaasadda Somalia iyo xiisadaha ka dhashay ee ka oogan Muqdisho.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed ee Somalia, guul darooyinka madaxda, iyo sida looga gudbi karo
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkni waxa aan ku eegeynaa siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan waxyaabaha ay u fuli waayeen heshiisyada siyaasadeed
Barnaamijkii Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku eegeynaa xubnaha guddiga doorashada ee ay soo magacaabeen Puntland iyo Jubbaland iyo waxa ay ka bedeli karto khilaafkii soo jiitamayay ee sababay dib u dhaca doorashooyinka Soomaliya
Kuwo kale