Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa doorashada Soomaaliya oo waqtigii loo qabtay uu soo dhawaanayo iyo suurtagalnimada in jadwalkeeda ay ku qabsoonto
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa suurtagalnimada in doorasho ay uga qabsoonto Soomaaliya waqtigii ay ku heshiiyeen dowladda iyo maamul goboleedyadu oo ah bisha October ee so socota
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa hirgelinta heshiiskii ay dhawaan dowladda iyo maamul goboleedyadu ay ka gaareen arrimaha doorashada
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay caqabadaha ku horgudban dhaqaajinta heshiiskii doorashada Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegaynaa sida lagu heli karo doorasho hufan oo ka dhacda Somaliya iyo caqabadaha hortaagan
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay talaabooyinka ilaa iyo hadda la qaaday, wixii ka dambeeyay heshiiskii doorashada dadban ee dhinacayada siyaasadda Soomaaliya ay ku gaareen Muqdisho 27kii bishii tagtay ee May.
Haatanna ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka oo ku saabsan shirka doorashada ee madaxda Dowladda Federalka iyo kuwo maamul goboleedyada ay ku leeyihiin Muqdisho.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xiriirkii noqday ee Somalia iyo Kenya iyo tallaabadii xigtay ee Kenya ay ku joojisay duulimaadyadii Somalia
Baraanmijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa uu ka hadlayaa muddo kororsigii haya'adaha dawladda, ka noqoshadii iyo halka meeshan laga aadayo
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay siyaasadda Somalia, wixii la soo maray toddobaadyadii la soo dhaafay iyo waxa laga fili karo maalmaha soo socda
Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Faaqidadda Toddobaadka oo maanta ku saabsan go'aankii Golaha Nabadda iyo Ammanka ee MIdowga Africa uu shalay ka soo saaray xaaladda siyaasadda Somalia. Barnaamijka waxaa Muqdisho ay ka soo dirtay weriyaheena Seynab Abukar
Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Faaqidadda Toddobaadka oo uu Muqdisho ka soo diray weriyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Kuwo kale