Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee maanta waxaan kaga hadlaynaa hab-raacii doorashada ee dhawaan la soo saaray
Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka waxa aan maanta ku eegaynaa doorashada xubnaha Aqalka Sare ee maamul goboleedyada ee hadda ka socota
Ku soo dhowaada Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka oo aan maanta ku falanqeyneyno sida ay ku bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya iyo caqabadaha weli ka taagan meelaha aysan ka dhicin doorashadu.
Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka ee maanta waxaan ku eegeynaa doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ee shalay ka bilaabatay Jubbaland iyo caqabadaha weli hortaagan inay ka bilaabato gobolada kale
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee maanta waxaan kaga hadlaynaa doorashada la filayo ee Somalia
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa doorashada Soomaaliya oo waqtigii loo qabtay uu soo dhawaanayo iyo suurtagalnimada in jadwalkeeda ay ku qabsoonto
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa suurtagalnimada in doorasho ay uga qabsoonto Soomaaliya waqtigii ay ku heshiiyeen dowladda iyo maamul goboleedyadu oo ah bisha October ee so socota
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa hirgelinta heshiiskii ay dhawaan dowladda iyo maamul goboleedyadu ay ka gaareen arrimaha doorashada
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay caqabadaha ku horgudban dhaqaajinta heshiiskii doorashada Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegaynaa sida lagu heli karo doorasho hufan oo ka dhacda Somaliya iyo caqabadaha hortaagan
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay talaabooyinka ilaa iyo hadda la qaaday, wixii ka dambeeyay heshiiskii doorashada dadban ee dhinacayada siyaasadda Soomaaliya ay ku gaareen Muqdisho 27kii bishii tagtay ee May.
Haatanna ku soo dhawaada Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka oo ku saabsan shirka doorashada ee madaxda Dowladda Federalka iyo kuwo maamul goboleedyada ay ku leeyihiin Muqdisho.
Kuwo kale