Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya, wariyaha VOA-da ee Muqdisho, Cabdicaziz Barrow.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay muranka dhinaca awoodda ah ee u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo RWe Maxamed Xuseen Rooble
Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadkan waxaan kaga hadlaynaa is-mari waaga siyaasadda ee madaxda sare ee DF Somalia, waxaana Muqdisho noogu soo diyaariyay Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay hab-raaca doorashada Somalia
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee maanta waxaan kaga hadlaynaa hab-raacii doorashada ee dhawaan la soo saaray
Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka waxa aan maanta ku eegaynaa doorashada xubnaha Aqalka Sare ee maamul goboleedyada ee hadda ka socota
Ku soo dhowaada Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka oo aan maanta ku falanqeyneyno sida ay ku bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya iyo caqabadaha weli ka taagan meelaha aysan ka dhicin doorashadu.
Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka ee maanta waxaan ku eegeynaa doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ee shalay ka bilaabatay Jubbaland iyo caqabadaha weli hortaagan inay ka bilaabato gobolada kale
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee maanta waxaan kaga hadlaynaa doorashada la filayo ee Somalia
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa doorashada Soomaaliya oo waqtigii loo qabtay uu soo dhawaanayo iyo suurtagalnimada in jadwalkeeda ay ku qabsoonto
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa suurtagalnimada in doorasho ay uga qabsoonto Soomaaliya waqtigii ay ku heshiiyeen dowladda iyo maamul goboleedyadu oo ah bisha October ee so socota
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa hirgelinta heshiiskii ay dhawaan dowladda iyo maamul goboleedyadu ay ka gaareen arrimaha doorashada
Kuwo kale