Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan oo aan maanta ku eegeyno ku dhawaad boqol maalmood kadib waxa u qabsoomay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamud iyo caqabadaha ku horgudban dowladiisa.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa u uku saabsan yahay Golaha Wasiirada cusub ee la filayo inuu soo dhiso Ra’isul Wasaare Xamza. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Muqdisho kasoo diray.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay safarraddii ugu danbeeyay ee madxweyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku bixiyey dibadda, amaanka iyo filashada dhismaha gole wasiiro oo cusub.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan ammaanka magaalada Muqdisho iyo caqabadaha haysta. Waxaa Muqdisho kasoo dirtay wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed.
Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxaan maanta ku eegeynaa: Dood- Cilmiyeed ay Xalay VOA-du ku qabatay magaalada Hargeisa, taas oo ku saabsan caqabadaha dumarka ka heysta in loo doorto xafiisyada sare sare ee golayaasha dowladda Somaliland.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxyaabaha horyaalla madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, fursadaha uu heysto iyo caqabadaha ka horimaan kara. Xassan Kaafi Qoyste ayaa Muqdisho nooga soo diray.
Barnaamijka Faaqidadada Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jadwalka cusub ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Kuwo kale