Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka ka dhanka ah musuq-maasuqa ee ay waddo dowladda federaalka Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee maamulka HirShabeelle ee ka dhalatay xil ka-qaadista lagu sameeyey guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte, kaasi oo ku gacan sayray.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Puntland oo toddobaadkan horseeday dagaal ka dhacay magaalada Garoowe.
Barnaamijka faaqidaada ee toddobaadkani wuxuu ku saabsan yahay, qorshayaasha la xidhiidha, wejiga labaad ee hawl-gallada ka dhanka ah al-Shabaab ee ay qorshaynayso dawladda Soomaaliya iyo doorka saaxiibada Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeyno xiisadda siyaasadeed ee doorashada ku xiriirta ee ka taagan Puntland, taas oo saamileyda siyaasaddu u si ku kala qeybsan yihiin.
Bishii hore ee April, waxaa dowladda Federaalka Soomaaliya ay ammaanka caasimadda Muqdisho ku wareejisay ciidammo cusub oo lagu soo tababaray waddanka Uganda, waxaana sida ay sheegeen madaxda dowladdu la filayaa inay noqdaan kuwa 'hagaajiga amniga.'
Muddo sannad ah ayaa kasoo wareegtay markii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud 15-kii May 2022 markii labaad mar kale dib loo doortay, waxaana intii uu ku jiray ololihiisa doorashada uu sameeyay ballan-qaadyo dhowr ah.
Qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka waxaa ka socda wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Al-shabaab, waxaana barnaamijka Faaqiadaadda aan ku eegeynaa sida uu hawlgalkan u socdo iyo waxa iska bedelay aniga Muqdisho, kadib amarkii madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in aan hub lagu dhex qaadan.
Ku soo dhowaada barnaamij gaar ah oo ku saabsan ciidda oo aad ku maqli doontaan, sheekooyin xiiso leh, heeso kala duwan iyo weliba warbixino ka kala yimi Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo, Beledweyn, Boosaaso, Hargeisa, Dhadhaab iyo Nairobi.
Kuwo kale