Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladaha ku hareereysan doorashada Puntland, oo weli muran uu ka taagan yahay.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, qeybtan waxa ay ku saabsan tahay dagaalka dowladda federaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab.
Barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan wax ka bedelka dastuurka.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Doodihii Shirkii Aragti Wadaagga ee Hay’adda Heritage ee shalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Jabuuti ee Xarunta dalka Jabuuti.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladihii ugu danbeeyay ee siyaasadda maamulka Puntland, oo weli muran uu ka taagan yahay qabashada doorashooyinka.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jawaabta laga bixiyay dhibaatooyinka ay daadadku ka gaysteen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay: Muranka siyaasadeed ee weli ka taagan arrimaha doorashooyinka Puntland, ee salka ku haya nooca doorasho ee ay tahay in la qabto.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Dhibaaooyinka ay daadadku ka gaysteen Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaa maanta mar kale ku eegeynaa; Muranka iyo xiisadda siyaasadeed ee ka oogan Puntland ee ku aadan doorashada madaxtinimo.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan maanta ku eegeynaa; Guulaha iyo Caqabadaha dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto Al-shabab.
Waxaa sii kordhaya muranka doorasho ee hareeyay maamulka Puntland, kadib markii siyaasiyiinta mucaaradka ay cadaadis ku saareen madaxweynaha Puntland inuu qabto doorasho la mid ah tii uu isaga ku yimid ee habka xildhibaannada ay odeyada soo xulaan.
Banaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee maanta waxaan ku eegeynaa; Doorka Dalaka Deriska ah iyo dagaalka lagula jiro Ururka al-Shabab.
Kuwo kale