Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay qorshaha ay dowladda Soomaaliya sheegtay ee ah in ciidamada Itoobiya ay dalka ka baxayaan dhammaadka sanadkan, iyo kaalinta amni ee ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muranka ka dhashay Golaha Saxaafadda qaran ee dhowaan ay meel-marisay xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre ee Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxbarashada iyo sida ugu wanaagsan ee sare loogu qaadi karo.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyadii ay dhowaan Nairobi ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo taabanayey dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo waxbarashada.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay horumarka ay suxufiyiinta Puntland ka gaareen tebinta wararka iyo caqabadaha ay kala kulmaan helidda xogta sugan.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada dalalka Yurub. Waxaa London kusoo diyaariyey weriyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Siyaasadda Somaliland iyo doorashooyinka la madlay inay dhacaa bisha November ee 2024.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhibaatada dhaqaale ee ka jirta Jubaland oo saameysay dadka danyarta ah ee degaanka.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee ka mid ah Dastuurka Federalka Soomaaliya.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ansixinta wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo afar cutub oo ka mid ah la meel-mariyey iyo doodda iyo cabashada ka dhalatay arrintaas.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda dad lagu qiyaasay hal milyan oo barakacayaal ah oo ku nool magaalada Baydhaba.
Kuwo kale