Ku soo dhowaada Barnaamijkii Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarada, Toddobaadyadii inna dhaafay waxaa la baafinayey Gabadha Gobaad, waxaa war ugu dambaysay iyada oo tahriibtay, haddaba toddobaadkan markii ugu horraysay ayay soo hadashay tolow maxay sheegtay?
Waa qeybtii 4aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal Abuurka, waxayna ka hadlaysa Silsiladdii Taxanaha ahayd ee Gobaad.
Waa qaybta Labaad ee barnaamijka Hibada iyo Hal Abuurka, waxayna ka hadlaysaa Silsilad Taxane ah ee waayaha nololeed ee Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magcaabo Gobaad.
Waa qeybta 3aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, toddobaadkanna waxaa ku maqli doontaan Sheeko Sugaaneeddii Taxanaha ahayd oo toddobaadkan meel xiisa leh maraysa iyo Qodobo kale.
Waa barnaamijka Hibada iyo Hal Aburka, wuxuuna ku saabsan yahay Silsilad Taxane ah oo ka hadlaysa Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magcaabo Gobaad.
Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarada, waxaad ku maqli doontaan qaybtii labaad ee silsilad taxane ah oo aan kaga hadlayno Guurka, Gayaanka, Jacaylka, Dhoofka iyo Loollanka dhex maraya dhaqannada kala duwan.
Ku soo dhowaada, Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarda oo ah barnaamij cusub oo toddobaad walba aad kala socon doontaan Barnaamijka Dhalinyarada Maanta oo ku baxa idaacadda Duhurnimo ee VOA.