Haatanna ku soo dhowaada qaybta 11aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal abuurka, toddobaadkanna waxaa ku jira silsiladdii Gobaad oo maraysa meel xiisa leh.
Ku soo dhowaada qayb kale oo ka mida barnaamijkii xiisaha lahaa ee Hibada iyo Hal-abuurka, waxaana toddobaadkan ku jira maansooyin kala duwan oo xiisa leh oo ka hadlaya silsiladdii Gobaad.
Ku soo dhowaada qayb kale oo ka mida barnaamijkii hibada iyo hal-abuurka, waxaana toddobaadkan markii ugu horraysay ku soo laabtay Yaxye Yeebaash oo muddooyinkanba la baadi goobayey.
Ku soo Dhowaada Qayb kale oo Xiise badan oo ka mida Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, waxaadna ku maqli doontaan silsiladdii taxanaha ahayd ee Gobaad oo toddobaadkan galka seefta la iskala baxay.
Ku soo dhowaada qayb kale oo ka mida sheekadii taxanaha ahayd ee Gobaad halkaas oo hal'abuurka da'da yar ay ku soo bandhigaan suugaan ka hadlaysa waayaha Jacaylka, Guurka, Dhoof iyo loollanka dhinaca dhaqanka.
Haatanna ku soo dhowaada qayb kale oo ka mida Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, toddobaadkanna waxaad ku maqli doontaan qaybtii lixaad.
Ku soo dhowaada Barnaamijkii Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarada, Toddobaadyadii inna dhaafay waxaa la baafinayey Gabadha Gobaad, waxaa war ugu dambaysay iyada oo tahriibtay, haddaba toddobaadkan markii ugu horraysay ayay soo hadashay tolow maxay sheegtay?
Waa qeybtii 4aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal Abuurka, waxayna ka hadlaysa Silsiladdii Taxanaha ahayd ee Gobaad.
Waa qaybta Labaad ee barnaamijka Hibada iyo Hal Abuurka, waxayna ka hadlaysaa Silsilad Taxane ah ee waayaha nololeed ee Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magcaabo Gobaad.
Waa qeybta 3aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, toddobaadkanna waxaa ku maqli doontaan Sheeko Sugaaneeddii Taxanaha ahayd oo toddobaadkan meel xiisa leh maraysa iyo Qodobo kale.
Waa barnaamijka Hibada iyo Hal Aburka, wuxuuna ku saabsan yahay Silsilad Taxane ah oo ka hadlaysa Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magcaabo Gobaad.
Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarada, waxaad ku maqli doontaan qaybtii labaad ee silsilad taxane ah oo aan kaga hadlayno Guurka, Gayaanka, Jacaylka, Dhoofka iyo Loollanka dhex maraya dhaqannada kala duwan.
Kuwo kale