Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka qodobada aad ku maqlidoontaan waxaa ka mida waraysi aan leeyalanay Axmed Cali Jaamac oo lagu martiqaaday inuu ka qayb galo kulan ka dhacaya dalka Maraykanka oo lagaga hadlayo hal-abuurnimada iyo ganacsiga.
Ku soo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan ku eegayno, heeso hawleedyada Soomaalida iyo sida dhalinyarada magaaladu ula socoto.
Ku soo dhowaada dhegaystayaal qayb kale oo ka mida barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka gaar ahaan silsiladdii taxanaha ahayd ee la magac baxday Dhalanteed, taas oo ka hadlaysa waayaha dhalinyarada.
Ku soo dhowaada silsiladda Dhalanteed, oo ka hadlaysa waayaha dhalinyarada, waxaa innala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar
Ku soo dhowaada Qaybta 18aad ee barnaamijka hibada iyo hal-abuurka, waxaa innala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, toddobaadkan waxaynu dhegaysanaynaa qaybtii 17aad, waxaa inala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Haatanna ku soo dhowaada barnaamijkii Hibada iyo Hal-abuurka waxaa innala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka waxaana innala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar
Haatanna ku soo dhowaada barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka waxaa inala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Haatanna ku soo dhowaada Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka gaar ahaan silsiladdii xiisaha lahayd ee Gobaad, toddobaadkan odayashii wacdaro ayaa lagu dhigay.
Haatanna ku soo dhowaada Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, waxaana ku jira sheekooyin xiise badan. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa inala socodsiinaya.
Haatanna ku soo dhowaada qaybta 11aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal abuurka, toddobaadkanna waxaa ku jira silsiladdii Gobaad oo maraysa meel xiisa leh.
Kuwo kale