Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay; cabisada laga qabo in fatahaado horleh oo ka dhasha roobka Guga ee la filayo ay uga daraan xaaladda bini'aadannimo ee Soomaaliya, gaar ahaan musiibooyinka dabiiciga ah ee ay Soomaaliya ku jirtay sannadihii dambe, sida El Niño
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Axmed Cabdullaahi Maxamed (Axmed Kaboole) waxaa London ku soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Dr. Aweys Cabdullaahi, Agaasime ku-xigeenka Machadka Heritage ee magaalada Muqdisho, waxaa London ku soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Maxamed Xassan Dable, waxaa London ku soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Dr. Cabdirashiid Takar oo ah dhakhtar ku nool UK, waxaa London ku soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo ay marti ku tahay Xildhibaan Faiza Jeyte waxaa London ku soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan maqli doontaan sheekooyin xiisa leh oo aad kaga bogan doontaan barnaamijka. Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxaa London ku soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka oo ku saabsan is-dilka iyo dilka dhalinta Soomaalida ah ee ku nool Sweden. Barnaamijka waxaa ku marti ah Maxamed Cawad Maxamed oo la shaqeeya ururrada dhalinyarada Soomaalida ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.
GAROWE — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah Siciid Qaas, waxaana uu ku saabsan yahay dib u doorashada Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Kuwo kale