Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Xamse Aadan Xaadow oo ah Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Axmednuur Ugaas oo ah falanqeeye siyaasadeed oo deggan Mareykanka, waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Khaalid Macallin oo ah falanqeeye ku nool Muqdisho, waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Mahad Waasuge oo ah Agaasimaha hay'adda Somali Public Agenda ee xarunteedu tahay Muqdisho ayaa waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdirisaaq Aadan oo ah madaxa fulinta hay'adda Farsight Africa, horeyna usoo noqday la-taliye sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Maxamed Cismaan Xaaji oo ah Guddoomiyaha Dalladda Xiriirka Guud ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliya, waxaa noo diyaarisay, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab).
Maxaxweynaha Soomaaliya ayaa horrantii sannadkii hore ku baaqay in is-beddel lagu sameeyo xaaladda Soomaaliya ee xilligan, isaga oo sheegay inay muhiim tahay in la gaaro waxa uu ugu yeeray 'Soomaaliya oo barwaaqo ah' mustaqbalka,
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Mahad Waasuge oo ah Agaasimaha hay'adda Somali Public Agenda ee xarunteedu tahay Muqdisho ayaa waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Professor Xuseen Warsame oo ah dhaqaale-yahan Soomaaliyeed, islamarkaana bare ka ah jaamacadda Calgry ee dalka Canada.
Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ugu jirta hanashada kursiga Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa, taas oo la qaban doono bisha February ee 2025, waxaana qofka ku guuleysta uu beddeli doonaan Moussa Faki oo xilkan kasii degaya.
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Mustafa Maaxi Madaxa Xiriirka Dadweynaha ee Bangiga Salaam Bank ayaa ku saabsan Uganda oo laga furay bangigii ugu horreeyey ee Islaami ah.
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay; cabisada laga qabo in fatahaado horleh oo ka dhasha roobka Guga ee la filayo ay uga daraan xaaladda bini'aadannimo ee Soomaaliya, gaar ahaan musiibooyinka dabiiciga ah ee ay Soomaaliya ku jirtay sannadihii dambe, sida El Niño
Kuwo kale