Jimcihii hore, 24-kii Maarso, waxaa dunida laga xusay maalinta caalamiga ah ee Qaaxada, waxaana sannadkan diiradda lagu saaray dhiiragelinta dabargoynta qaaxada, iyada oo laanta caafimaadka adduunka ee WHO ay sheegtay in cudurkan laga badbaadiyay dad gaaraya 74 milyan tan iyo sannadkii 2000.