Ku soo dhowaada barnaamijka wicitaanka dhegaystaha oo uu soo jeedinayo weriyaha VOA Nuur Xasan Nuur Bukhaari.
Barnaamijka wicitaanka dhegaystaha waxaa marti ku ah wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, isaga oo ka hadlaya qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin, maqaamka caasimadda Muqdisho, adeeg gaadhsiinta goobaha laga xoreeyey al-Shabaab, aqoonsiga muwaadiniinta, iwm.
Barnaamijka Wicitaanka toddobaadkan waxa uu ku saabsan doorka Qurba-joogta ee dhaqaalaha Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dhibaatada heysata baracakayaasha Soomaaliya, waxaana soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari).
Jimcihii hore, 24-kii Maarso, waxaa dunida laga xusay maalinta caalamiga ah ee Qaaxada, waxaana sannadkan diiradda lagu saaray dhiiragelinta dabargoynta qaaxada, iyada oo laanta caafimaadka adduunka ee WHO ay sheegtay in cudurkan laga badbaadiyay dad gaaraya 74 milyan tan iyo sannadkii 2000.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha toddobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa todobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee kusoo gabagaboobay magaalada Baydhaba, waxaana marki ku ah, Mahad Waasuge, madaxa Somali Public Agenda.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha toddobaadkan waxaan ku eegeyna; heerka waxbarashada Soomaaliya, waxaana marti ku ah Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqaadir.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan toddobaadkan ku eegeynaa xuska maalinta raadiyaha addunka, waxaana soo diyaariyay soona jeedinayaa Nuur Xasan Nuur.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa wax soo saarka beeraha Soomaaliyaa, waxaana marti ku ah wasiirka beeraha iyo waraabka dowladda Federaalka Axmed Madoobe Nuunoow.
Kuwo kale