Barnaamijka wicitaanka dhegaystaha waxaa marti ku ah wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, isaga oo ka hadlaya qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin, maqaamka caasimadda Muqdisho, adeeg gaadhsiinta goobaha laga xoreeyey al-Shabaab, aqoonsiga muwaadiniinta, iwm.