Kowdii bishan Agoosto, maamulka goboleedka Puntland ayaa u dabbaaldegay sanadguuradii 25-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha toddobadkan waxaan ku eegeynaa sannad-tirsiga Nayruuska, waxaana marti ku ah Mustafa Feyruus oo ah bare Jaamacadeed, cilmi-baare iyo xeel-dheere afka iyo dhaqanka.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa saameynta ay Baraha Bulshada Soomaalidu ku leeyihiin marin-habaabinta iyo wararka been-abuurka ah.
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in luuqado ay ku jirto Soomaaligu halis ku jiraan dabar go' dhammaadka qarnigan, waxaana khuburada luuqadda Soomaliga ay sheegeen in dayacaad badan ay ku dhacday wixii ka dambeeyay bur-burkii dalka.
Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka furmay toddobaadka cayaaraha Soomaalida Toronto, kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxo ka kala yimid Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka Canada.
Caqabadihii ugu horreeyay ee ay la kulmeen Soomaalidu markii ay qaxooti ahaan kuso galeen dalalka reer Galbeedka 1990-kii, waxaa ka mid ahaa sidii ay iskaga ilaalin lahaayeen ribada marka ay timaado gadashada guryaha iyo gawaarida.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa ganacsiga suuqa Islii, waxaana marti ku ah xoghayaha guddiga ganacsatada Islii Cumar Ibraahim Xuseen.
Sannad ayay ku dhowdahay markii uu billowday wejiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, dagaalkaas oo ay billaabeen ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawisleyda oo kaashanayay kuwa dowladda Federaalka.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda dhaqaalaha Soomaaliyaa ee xilligan, waxaana marti ku ah Pro. Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir ku takhasusay dhaqaalaha.
Barnaamijka wicitaanka dhegaystaha ee toddobaadkan oo uu marti ku yahay wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige, ayaa ku saabsan xaalada shaqada, shaqaalaha iyo shaqo la'aanta ka jirta Soomaaliya.
Ku soo dhowaada barnaamijka wicitaanka dhegaystaha oo uu soo jeedinayo weriyaha VOA Nuur Xasan Nuur Bukhaari.
Kuwo kale