Barnaamijka Wicitaankaa Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweynaha xilligan ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda maalgashiga Soomaaliya, waxaana soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; xaaladda dilalka dhalinyarada qurbajoogta, gaar ahaan kuwa Canada.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; falanqeynta cutubyada la ansixiyay ee Dastuurka Soomaaliya
10-kii sano ee ugu dambeeyay waxaa si tartiib ah u soo noqonayay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka dadweynaha oo ka mid ahaa kaabayaasha adeegyadii ku burburay dagaallada sokeeye.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; heerka iyo noocyada dhimirka Soomaaliya.
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud.
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta beeraleyda deegaanada HirShabeelle oo marar badan ay saameeyeen daadad.
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa toddobaadkan marti ku ah Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya Xasan Macallin oo ka hadlay arrimo la xiriira wax ka beddelka dastuurka.
Kuwo kale