Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan xaaladda amniga ee maamul goboleedka Galmudug oo ay ka dhaceen dagaallo beeleed iyo kuwa lala galay ururka al-Shabaab.
Xoolaha ayaa ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, hase yeeshee dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa xoolaha iyo xoolaleyda waxaa si daran u saameeyay musiibooyinka dabiiciga ah ee ka dhashay isbedelka cimilada, sida abaaraha iyo dadadka soo noqnoqda.
Sannadihii ugu dambeeyay waxaa hoos u dhac lixaad leh ku yimid wax soo saarka beeraha Soomaaliya, sababo la xiriira colaadaha, abaaraha iyo fatahaadaha ka dhasha roobabka iyo duufaanta isbedelka cimilada.
Barnaamijka Wicitaankaa Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweynaha xilligan ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda maalgashiga Soomaaliya, waxaana soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; xaaladda dilalka dhalinyarada qurbajoogta, gaar ahaan kuwa Canada.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; falanqeynta cutubyada la ansixiyay ee Dastuurka Soomaaliya
10-kii sano ee ugu dambeeyay waxaa si tartiib ah u soo noqonayay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka dadweynaha oo ka mid ahaa kaabayaasha adeegyadii ku burburay dagaallada sokeeye.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; heerka iyo noocyada dhimirka Soomaaliya.
Kuwo kale