Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay yihiin tacaddiyada ugu badan ee ay la kulmaan dumarka ku nool Soomaaliya.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelka sharciyada soo-galootiga iyo magan-galyo doonka ee xilliyada doorashada ka dhaca Mareykanka iyo kuwa illaa hadda lagu dhowaaqay. Waxaa marti ku ah qareen Amiin Haaruun oo ku sugan Minnesota.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan xaaladda amniga ee maamul goboleedka Galmudug oo ay ka dhaceen dagaallo beeleed iyo kuwa lala galay ururka al-Shabaab.
Xoolaha ayaa ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, hase yeeshee dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa xoolaha iyo xoolaleyda waxaa si daran u saameeyay musiibooyinka dabiiciga ah ee ka dhashay isbedelka cimilada, sida abaaraha iyo dadadka soo noqnoqda.
Sannadihii ugu dambeeyay waxaa hoos u dhac lixaad leh ku yimid wax soo saarka beeraha Soomaaliya, sababo la xiriira colaadaha, abaaraha iyo fatahaadaha ka dhasha roobabka iyo duufaanta isbedelka cimilada.
Barnaamijka Wicitaankaa Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweynaha xilligan ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda maalgashiga Soomaaliya, waxaana soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; xaaladda dilalka dhalinyarada qurbajoogta, gaar ahaan kuwa Canada.
Kuwo kale