Koonfurta Talyaaniga waxaa toddobaadkan la keenay in kabadan 1400 oo muhaajiriin ka yimid waddamada Africa, kuwaasi oo laga soo badbaadiyay badda Meditarrenean-ka. Muhaajiriintan ayaa doonyo ka soo raacay Libya.