Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan ee lagu weeraray maraakiib dhowr ah iyo saameynta ganacsi ee ay ku yeelatay Soomaaliya.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ka dhalan kara khilaafka ka dhashay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya ee baarlamanka uu ansixiyey, gaar ahaanna khilaafka Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida uu u kobcayo dakhliga dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowaan laga cafiyey deyn caalami ah iyo caqabadaha ku xeeran.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay Dowladda Federaalka ku hayso warbaahinta iyo baraha internet-ka ee kooxda Al-Shabaab, kuwaaso oo tobanaan ka mid ah ay xirtay dhowaan.
Ayada oo dhowaan dunida laga xusay maalinta caalmaiga ah ee la dagaalanka gudniinka fircooniga ah, ayaa waxaa Barnaamijka Galka Baarista uu eegayaa heerka gudniinka fircooniga Soomaaliya ee xilligan.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka tahriibka ay galaan dhallinyarada Soomaaliyeed iyo mahadhooyinka uu ku reebo qoysaskooda.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dayn cafinta ay dhowaan ku guuleysatay Soomaaliya ee looga dhaafay dayn dhan 4.5 bilyan oo dollar iyo sida ay ku timid.
Galka Baarista: Burcad Badeedda Soomaaliya miyey soo laabteen?
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay daadadka ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya iyo dalalka deriska la ah.
Kuwo kale