Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargeysa, Ibraahiim Siyaad Yoonis
Tirada dhimahsada ayaa gaartay 6 halka dhaawacuna uu boqol kor u dhaafay, qarax shaley maqribkii ka dhacay magaalada Nairobi
Xildhibaanada kasoo jeeda gobolka Bay qaarkood ayaa walaac ka muujiyey awoodda AMISOM ee ilaalinta ammaanka Baydhabo
Xildhibaan Daahir. M. Geelle ayaa ka jawaabay hadalkii Augustine Mahiga, isla markaana sheegay in ururkoodu uu cid walba u furanyahay
Saraakiishan Baydhabo booqday ayaa sahan ku sameynaya sidii gargaar bani'aadaminimo loo gaarsiin lahaa gobolka, ururkii Al-Shabab ka dib
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadku wuxuu ku saabsan yahay arrimaha la xiriira Shidaalka la sheegayo in laga soo saarayo Somalia.
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa deggan maalin ka dib markii ciidanka DKMG ee Somalia iyo kuwa Ethiopia ay ka saareen Al-Shabab
Shirkii wda-tashiga ee dhinacyada Soomaalida uga socday magaalada Garowe ayaa xalay soo gabagaboobay iyadoo heshiisna lagu gaaray
Eeddan Maamulka Puntland uu u jeediyey Wasaaradda Waxbarashada ee DKMG ee Somalia ayaa DKMG ahi iska fogeysay
12kii bisha Febraury ee sanadkii 2007dii ayey ahayd markii la aas-aasay Idaacadda VOA, laanteeda Afka Soomaaliga
Faaqidaadda Todoobaadka waxaan ku eegaynaa ololaha military ee ciidamada huwantu ka wadaan gobollada koonfurta Soomaaliya.
Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka bad-baaday qarax ismiidaamin ah oo galabta lagula eegtay gurigiisa magaalada Gaalkacyo
Toddobaadkan waxaa barnamaijka marti ku ah C/qani Wacays, safiirka Somalia ee Libya oo ka hadlaya xaaladda Somaalida Libya iyo tahriibka
Prof. Cali Khaliif ayaa difaacay shirka Taleex oo u sheegay in beesha gobollada SSC ay ku dhisteen maamul ka madax banaan Somaliland.
Midowga Afrika ayaa Golaha Ammaanka ee QM ka codsaday in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM ee ka howgala dalka Somalia
Ilaa xiligii ay burburtay dawladdii Somalia, waxa soo baxayey maamul goboleedyo fara badan, kuwaas inta badan dibadda lagu dhisay
Kenya ayaa sheegtay in 60 ka tirsan Al-shabaab ay ku dishay duqeyn ka dhacday Gedo. Britain ayaa iyana ka digtay weerarro ka dhaca Kenya
G/K Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay inuu taageersan yahay xilka qaadisti ay xidlhibaanno ku sameeyeen guddoomiye Shariif.
Maxamed Xaaji Aadam oo siyaasi reer Puntland ah ayaa maanta laga qabtay meel u dhow degmada qardho, loona soo gudbiyey dhinaca Garowe
Sharci-dejiyeyaasha dalka Britain ayaa dawladooda ku boorinaya inay caddeyso markii xoog aad u badan loo adeegsan karo burcad-badeedda.
Kuwo kale