Barnaamijka waxaan toddobaadkan ku eegaynaa heshiis hor dhac ah oo dhexmaray DKMG iyo Shirkadda Holliday Finch.
Barnaamijka waxaa caawa marti ku ah Cabdiwaaxid Sheekh
Barnaamijka waxaa caawa Marti ku ah Jibrill Ibrahim Cabdulle oo madax u ah xarunta CRD ee magaalada Muqdisho.
Barnaamijka waxaa marti ku ah, Xildhibaan Max'ed Ibraahim Xaabsade iyo wasiirka dastuurka iyo arrimaha federaalka C/raxmaan Xoosh.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo barre ka ah jaamacadda Qatar kana hadlaya midowga Al-shabaab iyo Alqaacida.
Barnaamijka waxaa ku marti ah Sawir Qaade Cabdi Rooble oo ka mid ahaa 14 qof oo abaalmarin lagu guddoonsiiyay aqalka cad ee Maraykanka.
Howlgalka cidiamada Kenya ee Somalia ayaa 100 maalmood jirsaday. Barnaamijkan ayaan ku eegaynaa waxaa howlgalkaasi u suurtogalay.
Ugu yaraan 6 qof oo 4 ay askar yihiin ayaa lagu dilay weerar xalay ka dhacay Gariiley oo u dhow Wajeer, waxaana la la'yahay 4 qof.
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkna ku marti ah Ra'iisul wasaaraha DKMG ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Shukri Xaaji Ismaacil Bandare oo xalay magaalada New York lagu guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah.
Barnaamijka wuxuu ku saabsan yahay muranka baarlamaanka ee ka dhashay xil ka qaadista ay xildhibaanno ku sameeyeen Shariif Xasan.
Barnaamijka waxaa marti ku ah C/casiis Sugule oo ah madaxa midowga shirkaddaha xawaaladaha ee gobolka Minnesota.
Madax ka tirsan IGAD ayaa iyagoo Addis Ababa jooga dhinaca Video-ga uga qeybgalay shirka gollaha Amniga ee QM ee cunaqateynta Eritrea
Ra'iisul-wasaarihii hore Max'ed C/laahi Farjaamo ayaa barnaamijkan Martida uga hadlayaa faragelinta Ethiopia iyo Kenya ee Soomaliya
Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Prof Saciid Samatar oo nagu soo booqday xarunta VOA ee magaalada Washington
Toddobaadkan waxaa barnaamijka martida Makrafoonka ku marti ah Xasan Sh. Max'ed oo ka tirsan bulshada rayidka ah oo ku sugan Nairobi
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Max'ud Axmed Nuur (Tarsan) oo ah guddoomiyaha gobolka Benaadir
Maraykanka ayaa Ethiopia ka furtay saldhig diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay howlgallo hawada ah uga fuliyaan dalka Somalia.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay xaaladda amniga iyo dilalka ka dhacay Puntland.
Barnaamijkan waxa mari ku ah Max'ed Macalin oo ah wasiirkii hore ee Khamuusaysiga Khayraadka Badda DKMG oo ka hadlay xadka Badda Somalia
Kuwo kale