Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee DKMG Cabdisamad Macallin Max'uud
Qeybtan waxay ku saabsan tahay aqoonta shacabka Maraykanka ee mujtamaca Islaamka iyo aragtiyada kala duwan ee ay ka qabaan.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Pro. Michael Weinstein oo cilmiga siyaasadda ka dhiga jaamacadda Purdue ee Indiana
Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay sida looga dhalin karo fursado siyaasadeed, Indhaha Caalamka ee ku oo jeeda Soomaaliya.
Waxaa soo baxaya eedeymo sheegaya in la leexsado cuntooyinka gar-gaarka ah ee loogu talagalay dadka abaaraha.
Max'ed Qanyare Afrax wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa xaaladda Muqdisho iyo in hoggaamiye-kooxeedyadii ay soo noqon karaan iyo in kale.
Qeybtan Shanaad ee ku saabsan abaarta iyo macluusha Soomaaliya, waxay ku saabsan tahay kaalinta colaaddu ay ku leedahay abaarta.
Madaxweynihii hore ee dalka Masar iyo qaar ka tirsan kaaliyeyaashiisii hore iyo labadiisa wiil ayaa maanta maxkamad la soo taagay.
Wasiirka dalxiiska ee dalka Kenya, Najiib Balaala, ayaa wareysi uu siiyay Idaacaddan VOA, waxa uu ku beeniyay eedeeyn loo soo jeediyay.
Prof. Saciid Samatar wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa arrimo ku saabsan qalalaasaha ka taagan Maraykanka ee ku aadan xadka deynta dowlada
Madaxweynihii hore C/laahi Yusuf wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa DKMG, heshiiskii Kampala iyo soo gelistii ciidamada Ethiopia ee Somalia
Barnaamijka waxaa marti ku ah Prof. Daahir Nuur oo macalin ka ah jaamacadda Pheonix oo sharxaya sharciyada Maraykanka ee lacag uruurinta
Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, waxa uu ku saabsan yahay saameynta qurbaha ee dhalinta Soomaaliyeed.
Dagaal ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta dib uga qarxay deegaanka Dhegtuur, iyadoo Dowladda KMG ah ay waddo dadaal nabadeyn ah.
Dalalka urur-goboleedka IGAD ayaa yeeshay shir deg deg ah oo ay ka soo saareen qodobo ay ka mid yihiin kuwo Soomaaliya Quseeya.
Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya, Shariif Axmed ayaa wadatashiyo ku aaddan magacaabista ra'iisal wasaaraha cusub la leh Xildhibaanada.
Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka waxa uu kusaabsan yahay dilalkii ka dhacay Puntland ee loo geystay mas'uuliyiinta iyo waxgaradka.
Koox dabley ah ayaa xalay dil ugu geysatay magaalada Gaalkacayo, ku simihii Xeer ilaaliyaha Maxkamadda gobolka Mudug Maxamuud Aw-Muuse.
Toddobaadkan waxaa marti ku ah barnaamijka Martida Mikrafoonka xildhibaan C/laahi Sh. Ismaaciil oo ka qeybgalay shirkii ICG ee Kampala
Toddobaadkan waxaa barnaamijkan ku marti ah wasiirka Arrimaha Dibedda ee DKMG, Max'ed C/laahi Oomaar oo ka hadlaya xaaladda Soomaaliya
Kuwo kale