Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Cali Ciise oo ah madaxa machadka dhaqaalaha iyo siyaasadda bulshada ee geeska Afrika (HESPI)
Afhayeen u hadlay WFP Judith Schuler, ayaa sheegtay inay qiimeynayaan xaaladda, ayna dib u bilaabi doonaan hawlohooda qeybinta cuntada.
Wasiirka Arr. Dibedda Djibouti, Max'uud Cali oo marti ku ah barnaamijka Martida Micrafoonka ayaa sheegay inay ciidan u dirayaan Somaliya
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalal ka tirsan Yurub ayaa shalay aqoon isweydaarsi ugu soo xirmay magaaladan Washington.
Maxay tahay micnaha ay Maraykanka ugu fadhido dilka hoggaamiyaha al-Qaacida, Osama Bin Laden iyadoo dalkan ay ku nool yihiin Muslimiin.
Toddobaadkan waxaa marti ku ah barnaamijkan Mulki Nuur Muudeey oo ah tababaraha gabdhaba kubbada koleyga Somalia.
Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen waxa uu kaga hadlayaa barnaamijkan xaaladaha Soomaaliya ee xiligan.
Barnaamijkan wuxuu wasiirka amniga ee Puntland uu kaga hadli doonaa xaaladaha ammaanka Puntland iyo arrimo kale.
Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa sida uu ku bilowday xiriirka M/weyne Sh. Shariif iyo guddoomiye Shariif Xasan oo uu muran ka dhaxeeyo.
Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan oo u wareysi siiyay VOA ayaa ka hadlay kulanka Soomaaliya ee Nairobi iyo khilaafka siyaasadda.
Barnaamijkan waxaa marti ku ah toddobaadkan R/Wasaare kuxigeenka ahna wasiirka Difaaca ee DKMG, Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi.
Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu ku hadlayaa maamul-goboleedyada, musharixiinta iyo xisbiyada siyaasadda ee ay dhisayaan qurbojoogta
Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la qaban doono doorashada madaxweynaha ka hor intuusan dhammaan wakhtiga dowladda KMG.
Saraal ka tirsan Xisbul-Islam ayaa VOA u sheegay in hoggaanka iyo maleeshiyada Xisbul-Islaam ay maanta isku dhiibeen Al-Shabaab.
Wasiirka Warfaafinta C/kariin Axmed Jaamac ayaa sheegay in DKMG ay ogtahay fasaxna siisay shirkadda tababarka siinaysa ciidanka Puntland
Wasiirka iskaashiga caalamiga ee DKMG Prof Cabdiweli Maxamed ayaa rajo ka muujiyay nabad laga gaaro colaadda ka taagan Mudug
Qeybtan Afraad waxay ka hadlaysaa xaaladda Caafimaadka gabdhaha marka ay uurka yeeshaan iyo xiliga dhalmada
Qeybtan labaad waxay ka hadlaysaa xaaladda waxbarashada ee gabdhaha iyo dib u dhaca mararka qaarkod la soo darso ee dhinaca waxbarashada
Waa qeybtii Shanaad oo ah qeybtii ugu danbeysay oo ka hadlaysa dhibaatooyinka ay dagaaladu u geystaan dumarka Soomaaliyeed.
Kuwo kale