Qeybtan saddexaad waxay ka hadlaysaa guurka iyo hablaha da'da yar ku guursada iyo waliba raga da'da weyn ee hablaha guursada
Qeybtan koowaad waxay ka hadlaysaa xaaladdaha ay maraan gabdhahu marka ay gabarnimadoodu soo baxdo gaar ahaan marka uu dhiigu ku dhaco.
Burcad-badeedda Somalia ayaa maanta sii daayay lamaanihii u dhashay Britain ee ay afduub ahaanta u haysteen muddo sanad ah. (Sawirro)
Ra'iisul-wasaare Max'ed Farmaajo ayaa maanta la dhaariyay kaddib markii shalay ay ansixiyeen baarlamaanka Somalia. (Sawirada Dhaarta)
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka gacantaaga ah ku ansixiyay ra'iisul-wasaaraha Somalia Max'ed C/laahi Farmaajo
General Maslax Max'ed Siyaad ayaa Nairobi uga dhawaaqay xisbi cusub oo siysaasadeed oo loogu magacdaray xisbiga Dimoqraadiga Somalia DPS
Madaxweyne Sh. Shariif iyo guddoomiye Shariif Xasan ayaa isku khilaafay hannaanka ansixinta ra'iisul-wasaaraha cusub ee DKMG
Baarlamaanka Somalia ayaa ku guuldaraystay ansixinta raisal-wasaaraha cusub kaddib markii ay isku fahmi waayeen hannaanka coddeynta.
Kooxda Al-shabab ayaa qalabkii ka qaatay idaacadda Horn-Afrik ee Muqdisho. Sidoo kale Xisbul-Islaam ayaa la wareegay idaacadda GBC
Madaxa Shaqaalaha Madaxtooyada C/kariin Xasan Jamac ayaa VOA uga warramay safarka uu Madaxweyne Shariif dhawaan ku iman doono Maraykanka
Wasiiru-dowlaha arr. Gudaha Cabdirashid M Xiddig ayaa ku baaqay in ra'iisul-wasaare Sharma'arke iyo xukuumadiisuba ay is-casisho.
Ciidamada Amaanka Puntland ayaa waxa ay Xir xireen in ka badan boqol ruux oo isugu ira dadka barakacayaasha ah iyo dadka deegaan.
Barnaamijka waxaa toddobaadkan ku marti ah Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia Jen. Cali Maxamed Xasan Looyaan oo Muqdisho ku sugan
Dagaallo xooggan ayaa maalintii lixaad socda. Xoogagga mucaaradka ayaa ku soo dhawaadey waddo muhiim u ah Dowlada iyo ciidamada AMISOM.
Ilaa iyo Laba qof ayaa Lagu diley mid kalena waa lagu dhaawacay dilal gaar gaar ah oo ka dhacay Magalaada Boosaaso.
Barnaamijkan waxaa toddobaadkan ku marti ah Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland, C/laahi Jaamac Cismaan oo haatan ku sugan Hargeysa.
Hoos u dhaca soo saarida Kaluunka ayaa loo sababeeynayaa Dhalinyaradii soo saari jirtey oo u leexdey burcad badeednimo
Burhaan Axmed Daahir, Xoghayaha Suxufiyiinta Puntland ayaa sheegay inaysan fulin doonin amar lagaga mamnucayo tabinta wararka Mucaaradka
Ra'iisul-wasaare Zenawi ayaa sheegay in ciidamadiisu ay Somalia ku noqon doonaan oo kaliya haddii ay halis galaan ciidamada AMISOM.
Toddobaadkan Wicitaanka Dhagaystaha waxaa marti ku ah Caasho Cumar Geesdiir oo dhawaan loo doortay Guddoomiyaha haweenka Soomaaliyeed.
Kuwo kale