In ka badan 100 xildhibaan ayaa kula taliyey Madaxweyne Shariif inuu sedex cisho gudahood ku soo magacaabo Ra'iisulwasaare cusub
Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga ee DKMG Abuukar Cabdi (Mardaadi), ayaa beeniyay in ciidamo ka socda dalalka deriska la keenayo Somalia.
Hay'addaha u doodda xuquuqda weriyayasaha ayaa sheegay in DKMG ay cagajugleyn ku hayso weriyayaasha ka soo warrama dagaallada Muqdisho
Waa barnaamij gaar ah oo ka hadlaya marxaladihii siyaasadeed ee dalka Somalia soo maray tan iyo waqtigii uu xornimada qaatay 1960-kii
Madaxweynaha DKMG Shariif Sh. Axmed ayaa shacabka iyo maamulka Somaliland ugu hambalyeeyay doorashada madaxtinimada ee maanta dhacaysa.
Toddobaadkan waxaan barnaamijka ku eegaynaa qaabka ay haweenka Somaliland uga qeyb-galayaan doorashada Somaliland.
Waxaa maanta Qaaradda Africa laga xusay maalinta caruurta Africa. Xaalladda ay ku nool yihiin caruurta Soomaalida ayaa laga deyrinayaa
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka lacagta ee DKMG C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow
Lacag Shillin Soomaali ah oo qiyaasteeda lagu sheegay ku dhawaad 200 oo bilyan ayaa maanta u soo dagtay dowladda KMG ah ee Somalia.
Cabdi Boqore, Taliyaha ciidanka Jandarmaariiga Djibouti ayaa gurigiisa maydkiisa laga helay iyadoo ay laabtiisa 4 xabadood ku taallo.
Ururka Al-Shabab ayaa Muqdisho ka wada howlo ay ku duminayaan qabriyo cullumo. Eheladda culumadaasi ayaa VOA-da uga warramay dareenkooda
Todobaadkan waxaa barnaamijka Marti ku ah Dr. Maxamuud Jaamac Sifir oo ah khabiir si weyn ula socoda hanaanka shaqo ee Qaramada Midoobay
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa Barnaamijka marti ku ah kana jawaabaya suaallaha dhagaystayaasha
Todobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Prof C/waaxid Sh. Cismaan oo macalin ka ah kulliyada sharciga ee jaamacada Minnesota.