Sanadkan dhammaadka ah ee 2022, waxaa dunida ka baxay dad badan oo magac dheer ku lahaa dunida, kuwaas oo geeridoodu ku timid sababo kala duwan, waxaana liiskana ku eegeynaa 11-kii qofood ee geeridoodu ugu saameynta badneyd 2022, waloow ay jiraan shakhsiyaad oo kale muhiim ahaa dunida ka baxay.