Madaxda Xisbiga Jamhuuriga iyo qaar ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa xalay waxa ay magaalada Minneapolis ku yeesheen kulan loogu magacdaray "Kulanka Soomaalida Jamhuuriga ee gobalka Minnesota".
Kooxo hubeysan ayaa ugu yaraan 15 qof ku dilay masjid ku yaalla waqooyi-galbeed ee gobolka Zamfara ee dalka Nigeria, sida ay sheegeen dadka deegaanka Sabtidii.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York ee dalkan Mareykanka kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qarmada Midoobay António Guterres, waxayna ka wadahadleen arrimo dhowr ah oo la xiriira Soomaaliya iyo caalamka.
Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaa baadigoob ugu yaraan lix muhaajiriin ah oo lagu la’yahay jasiiradda Leros, sida ay sheegeen saraakiisha xeebaha dalkaas oo sidoo kale baaraya shil kale oo la rumeysan yahay inuu kaas ka dambeeyay.
Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay Amanda Bennett oo madaxweyne Joe Biden uu u magacaabay inay hoggaamiso Wakaaladda Mareykanka ee Warbaahinta Caalamiga ah (USAGM), oo ah hay’ad federaal ah oo maamusha Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA iyo hay’adaha kale ee warbaahinta caalamiga ah.
Ciidamada Mareykanka ayaa 18-kii September ku dilay 27 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab weerar cirka ah xilli ay dagaal kula jireen ciidamada dowladda Soomaaliya, sida uu sheegay militariga Mareykanka Arbacadii.
Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika ayaa sheegay in dowladda Mareykanku ay ka war hayso ciidamo ka tirsan Eritrea oo u tallaabay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, isaga oo cambaareeyay arrintaas.
Hal qof ayaa lagu qiyaasay inuu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi ee kasta dalal ay Soomaaliya ku jirto, iyadoo in ka badan 200 oo iskugu jira hay'adaha aan dowliga aheyn ee caalamka ay ka digeen dhibaatadan, iyagoo ku booriyay tallaabo caalami ah oo lagu soo afjaro dhibaatada gaajada sii fideysa
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta ku sugan magaalada London, halkaas oo uu uga qeyb galayo aaska qaran ee Queen Elizabeth II, xilli dadka caadiga ah ee u baroordiiqaya ee safafka dhaadheer ugu jira si ay u arkaan naxashka uu ku jiro maydkeeda loo sheegay in waqtigu kasii dhamaanayo.
Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay dishay ugu yaraan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidamada militarigu ka fuliyeen deegaanka Aboorrey oo 25-kiilo mitir dhanka bari kaga beegan degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo boqasho rasmi ah ku jooga dalkan Mareykanka ayaa la kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken iyo Victoria Nuland oo ah ku xigeenka xoghayaha.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdigiisa ayaa xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Washington DC iyo gobollada ku hareeraysan.
Hay'adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa 10 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab gacanta ku dhigtay, kadib howlgal habeen hore ay ka sameysay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaarada warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Itoobiya.
Ergeyga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan wax ka qabasahada abaaraha oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa isku dayaya inuu indhaha caalamka kusoo jeediyo dhibaatada ka jirta Soomaaliya iyo in gargaar dheeri ah loo helo wax ka qabashada abaaraha.
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in hab-dhaqanka Armenia ee ku aaddan Azerbaijan uu yahay mid aan la aqbali karin, isla markaana ay ka dhalan doonto cawaaqib xumo weyn, kadib maalmo ay dagaal iskaga horyimaadeen labada dal ee deriska ah.
10 qof ayaa lagu dilay Arbacadii weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda gobolka Tigray ee Itoobiya, sida ay xaqjjiyeen saraakiisha isbitaalka, iyada oo ciidamada TPLF ay ku eedeeyeen ciidamada deriska ah ee Eritrea inay mar kale ku biireen dagaalka ka dhanka ah.
Guddoomiyaha gobolka Benaadir, ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay si rasmi ah xilka ugala wareegay guddoomiyihii hore ee gobolka Cumar Filish, kadib xaflad ka dhacday xarunta Gobolka.
Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ku dhawaad 100 askari lagu dilay Talaadadii dagaalkoodii ugu cuslaa tan iyo sanadkii 2020-kii, kaas oo ka dhashay muranka gobolka Nagorno-Karabakh.
Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu garaacay duqeymo cirka ah Talaadadii, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka, laba maalmood kadib markii maamulka TPLF ee halkaas ku sugan ay sheegeen in ay diyaar u yihiin xabbad-joojin.
Kuwo kale